Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Bowdada oo la isku qabto bikrada ma jabisaa?

(1/1)

Rasia Ali:
Asc  somalidoc waxan qaba sual
Waxan ahay gabadh wali na ma gursan
Waxan ahay qof aad u dareen badan
Waxa na la i gudey gudninka suniga
Mar mar inta darenka iga bato ban bowda isku qabta marka sida bikraday da ma ku jabi karta gudninka la igu sameyey ma sameyn bu ku yelan kara?

SomaliDoc:
Maya, Bikradu waa xuub ama dahaar Alle ku abuuray xubinta taranka gudihiisa, bowdada oo la isku qabtane bikrada ma jabiso.. sidoo kale gudniinka sunniga ah ma fududeeyo in birkada iska jabto kaligeed iyo in kale.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version