Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanjo kugu fakatay dhib may keenee?

(1/1)

Yasiincali:
Asc dr xanjo kuugu fakato wax dhib ah ma keeni kartaa

SomaliDoc:
Maya wax dhib ah ma keento, calooshuna ma shiidi karto sidaa darteed saxarada ayay soo raacdaa...

Navigation

[0] Message Index

Go to full version