Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hurdo maba iga soo dhaceyso?
(1/1)
Seco:
Asc dr waxaan ka cabanaa 5 bari maseexan tan kale si kasta hada yeelo hurto ma iga sodhacayso wax ma cuni karo inan kaco marabo inaa iska jiifa rabaa caajis
SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeno in hurdo kaa soo dhici wayso, sidoo kale caajiska iyo dhacsanaanta waxay astaan u tahay inuu jirkaaga ama maskaxdaadu daalan tahay waana wax ka dhasha hurdo la'aanta ku haysay maalmaha badan, faahfaahin ku saabsan hurdo la'aanta iyo waxyaabaha keeno ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2045.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version