Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaa i xanuunayo lafta jilibka?
(1/1)
Ashwaaq:
Asc waan idin salaamay bahda somalida.com Wana lasocota barjamijyafina cafimadka shugran ilaahey ha idunku abaalmariyo Jano, intaas kadib dhaqtar waxa I xanunaya jilibka raajo ayaan soosaray kadibna lafaha jilibka ayaa is heesta wayna sharqameysaa waxayna igu dhaheen wa neerfe marka kaninigii wali ma qadan oo waxaana isdhahey waa kaksham la an waxay jilibka isku dhajiyay marka dhaqtar talo isiiii thanks
SomaliDoc:
Jilibka oo ku xanuuna mararka qaarne shaqnar leh, raajadane lagu arkay inay lafaha isku soo dhawaadeen waa cillad loo yaqaano "osteoarthritis" ee ma ahan neerfo, faahfaahinta xanuunkaan, astaamaha lagu garto iyo siyaabaha loo daaweeyo waxaad ka akhrisan kartaa qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version