Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun qeybta hoose ee dhabarka?

(1/1)

Hamze_a:
Asc dhamaan bahda somali doc
Salaan ka bacdi waxan wataa suaal

Maxaa keena in dhabarka qaybtiisa hoose ay ku xanuunto markaad cabaar taagnaatid ilaa mudo 1saac ah ama aad socotid socod xoogaa dheer?

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeno dhabar xanuunka weliba markuu qofka muddo taagnaado, waxaad u baahan tahay waraysi dheeraad ah si talo saxan laguu siiyo, laakiin qoraalkaan waxaad ka baran kartaa xanuunada keeno dhabar xanuunka iyo astaamaha lagu garto midkiiba: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version