Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ciridka ilkaha hoostiisa ayaa i xanuuno?

(1/1)

Awliya:
Asc dr jazakallah ilaahay hakaa abaal mariyo shaqo wanagsan baad umadda soomaaliyeed u haysaa waxan rabaa dr inaan ku waydiiyo ciridka ilakaha hoostiisa ayaa i xanuuna markaan cadeenanayo dhiig ayaa iga yimaada ilakaha siiba foolasha sare iyo kuwa hoose cirid kooda ayaa i xanuuna wuuna i qodmayaa oo inuu isii fagmayo ayaad mooda markaa maxa sabab dr oo keenaya ama aaan sameeyaa oo la igarabaaa aniga mahadsanid

SomaliDoc:
Hadduu ciridka ku xanuuno kuna qodmo ama ilkaha ka durko, markaa cadaysanaysidne dhiig ka yimaado waxaad qabtaa cilladda loo yaqaano yiridka, afka qalaadne lagu dhaho "Gingivitis", faahfaahinta xanuunka ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version