Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cuntooyin murqaha dhisi karo?

(1/1)

شرحبيل:
Asc Dr waan kusalaamay marka hore , Dr waxaan ahy wiil 21jir waxaan rabaa inaan Gym bilaabo , waxaan aqristay cashradii aad ugu hadashay dhalinta isticmasho daawooyinka sida testostrone iyo dhibaatoyinka laga dhaxli karo , marka waxaan ubaahnaa inaad iisheegtit cuntooyin igu caawinkara inay murqo isoosaran , mida kle inaad iishgtit cuntada Gymka kahor aan cuno si aan cafmdkeyga u ilaashto iyo sidoo kle inaad igulatalisid cuntooyinka aan cuni lahaa mrka Gymka ka imaado si aaan ugaaro ujeedkeyga ah Jir cfmaad qabo aa dhisan . Mahadsanid

SomaliDoc:
Cunnada borotiinka laga helo sida hilibka, kalluunka, ukunta, digirta IWM waxay nafaqo iyo awood siiyaan murqaha, laakiin taasi macnaheedu ma ahan in murqaha soo kuusayaan ama adkeynayaan, taasi waxay ku timaadaa jimicsi, sidoo kale waxaa jira qaab dabicii ah oo borotiinka ugu fiican murqaha looga soo saaran karo caanaha ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version