Author Topic: Su'aal: Xiniin ayaa i xanuuni jirtay in muddo ah?  (Read 4377 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Adamu

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xiniin ayaa i xanuuni jirtay in muddo ah?
« on: December 23, 2018, 02:53:33 PM »
Asc Bahada Somalidoc Salaan kadib Waxaan ahayd nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan,xiniin ayaa I xanuuni jirtay in mudo ah  kadib waa ay yaraatay way shiiqday xanuunkiina way daysay
Hada tii kale ayaa I damqanaysaa xanuun ayaan ka dareemayaa ,aarintaas maxaa Sabab u ah ?Dhalmada ama shahwada wax saamayn ah maku yeelaan kartaa Aarintaas?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xiniin ayaa i xanuuni jirtay in muddo ah?
« Reply #1 on: April 26, 2019, 03:44:28 PM »
Faahfaahinta cilladaan xiniinta shuuqinayso iyo saameynta ay kugu reebi karto ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: