Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xiniin ayaa i xanuuni jirtay in muddo ah?

(1/1)

Adamu:
Asc Bahada Somalidoc Salaan kadib Waxaan ahayd nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan,xiniin ayaa I xanuuni jirtay in mudo ah  kadib waa ay yaraatay way shiiqday xanuunkiina way daysay
Hada tii kale ayaa I damqanaysaa xanuun ayaan ka dareemayaa ,aarintaas maxaa Sabab u ah ?Dhalmada ama shahwada wax saamayn ah maku yeelaan kartaa Aarintaas?

SomaliDoc:
Faahfaahinta cilladaan xiniinta shuuqinayso iyo saameynta ay kugu reebi karto ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version