Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhakhtar halkee si toos ah kaa la soo xiriiraa?

(1/1)

Galadyare:
?????? ????? ????? ???? ???????
 Waa ku mahadsantihin bahda somalidoc hawlsha wanagsan aad bulshada u haysaan.
Alle imtixaanka aduunyo iyo midka akhiro haydin fududeeyo.
 Diktoore ado mahadsan waxan  rabaa inaa si gaara kaala sheekaysto hawlo caafimaad fadlan cinwaanke kaala soo xiriira
Mahadsanid

SomaliDoc:
Si aad dhakhtarka u la sheekeysatid waxaad u baahan tahay inaad barnaamijka rukumashada xubin ka noqotid, waxaadne nagala soo xiriiri kartaa boggeena Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version