Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waan dhididaa markaan cunto cunayo?

(1/1)

shacabi:
Asc dr waxan ku waydiinayaa waxn isku arkay dhidid wejiga ah markaan cunto cunayo iyo in uu madaxa i cuncuno msrkaan cunto basbaasle cunayo maxay noqon kartaa arinkaasi?

SomaliDoc:
Way dhacdaa in markaad kululaatid uu jirka ku cuncuno ama dareentid in qodxo lagugu mudayo, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2298.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version