Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cillad xaga wadnaha ah?
(1/1)
Sahil:
Asc doctor mgcaygu wa sahil wxn katabanaya xaga wadnaha qasatan dhinaca u kuyalo ee bidixda ayn kadaremaya culees xoogan sidana in wx culus ika saranyahay o kale hda dhinaca kalana wa ok mrarka qaar qaarca wadnahana kor ayu aad oku kaca sidi dabiciga kabdn mrka bal ika jahil bixi
SomaliDoc:
In culeys aad ka dareentid dhinaca bidix ee feeraha iyo wadnaha oo ku garaacmo qasab ma ahan in wadnaha lagaa haayo, sababtoo ah xanuuno badan ayaa astaamahaas keeni karo sida cudurka gaaska oo kale, waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar la xiriirtid si laguu waraysto, laguu wiisiteeyo, kadibne baaritaan lagugu sameeyo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version