Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: mala dhihi karaa biyo bax deg dega ah?
(1/1)
Yoohuun:
asc dhakhaatiirta sharafta leh waan salaamayaa suaasheydu waxa weeye qofku mala dhihi karaa biyo bax degdeg ah ayuu qabaa iyadoo laga qiyaas qaadanayo markuu siigeysanayo mise waa isagoo dhakhso biyobaxaa markuu galmada sameynayo
mida labaad qofka marka uusan mudo galmo sameyn marka ugu horeyso uu sameynayo biyuhu dhakhso way ka imaanayaan midaas iyadana mala dhihi karaa wuu qabaa biyobaxa deg dega ah mise marka labaad ama kuwa ka danbeeyo ayaa la dhihi karaa
suaasheyda kale biyuhu ma dhamaan karaan hadaad dhowr jeer oo isku xig xiga kaa yimaadaan wiil sxbkey ah baa ii sheegey inuu maalin 5 mar biyaha gacantiisa isaga keeney markii 5aad dhiig ayaa ka yimid dabcan mar walbana biyuhu wuu yaraanaayey mahadsanidiiiiiiiiiiiiiiiiiin
SomaliDoc:
Biyo-baxa degdegga ah loogama qiyaas qaadan karo siigeysiga, sidoo kale markaad muddo galmo moogaatid waa dabiici in dareenkaaga soo dhawaado, taasina lama dhaho cilald biyo-bax degdeg.
Hadduu qofka dhowr jeer oo isku xigta siigeysto, shawadane way sii yaraanaysaa, tubooyinka shahwada soo qaadane way dhaawacmi karaan, kadibne dhiig wuu soo raaci karaa shahwada. halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigeysashada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version