Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhuun cun cunka iyo riiraxyo?

(1/1)

Axmed naaf:
Asc doctar waan idin salaamay marka hore saad u dhan tihiin somalidoc marka xigta doctar waxaan isu arkay markuu gergab igu dhaco in dhuunta ama cunaha aan ka dareemo xanfaf ama can xanto biyaha cabidooda oo i dhibta mararka qaarna aanba hadalka gabo oo dhib aan ku qabo markaan isku dayana aan awoodin dhihida oo ay ilmo igu soo roogsadaan

SomaliDoc:
Riiraxyadu waa cillad ka dhalan karto hargabka, faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version