Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhididka gacmaha iyo lugaha?

(1/1)

Axmed naaf:
Asc bahda somalidoc waan idin salaamay marka hore marka xigta digtoore waxaan isku arkaa ilaa yaranteydii dhidid fara badan weliba gacmaha iyo lugaha uun ah oo aan aad uga dhidido hadii aan dareemo huur yar ama kuleel yar mararka qaar anigoon wax kuleel oo saameyn yelan kara jirin ayaan hadana isu arkaa marka digtoore maxaa sawaba dhidikaas mahadsanidiin

SomaliDoc:
Dhididka waxaa soo daayo qanjirro jirka ku firdhisan oo Alle ugu tala galay, dadka qaar qanjirradaasi si xowli ah ayay u shaqeeyaan xaaladaha qaar sida xilliga hurka, xilliga welwelka iyo naxdinta IWM, faahfaahin ku saabsan cilladaan iyo siyaabaha loola tacaalo ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version