Author Topic: Su'aal: Waa dhowr sano iga qaldan caadada?  (Read 4082 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hodanlove

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa dhowr sano iga qaldan caadada?
« on: December 28, 2018, 09:37:21 AM »
Asc asxaabta somalidoc waan idinka mahad celinaya sida no cawisan hadan kudo galo ujedkeyga waxaan ahay hoyo hesta carur waxaa dhowr sano iga qaldana caadada ilaa marki danbe aan daremayo xanuun saaid ah waliba marka ey iga socoto waxaan kalo isku arkay markey week ka dhiman tahay waxaan darema calamadaha walaca o kale mudana uur ma yelan waxaan la xariiray dhaqatir badan oo qurbaha dagan waxey igu dhaheyn waxba ma jiraan igarali ahada hadan badiyay qoralka thanks.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa dhowr sano iga qaldan caadada?
« Reply #1 on: May 05, 2019, 11:54:59 AM »
Caadada oo kaa khaldan, xanuun aysan horay kuugu hayn jirinne aad isku aragtay waxaad u baahan tahay inaad heerarka hormoonadaada la baaro sababtoo waxaa dhici kara inuu khalkhal dhinacaasi jiro mararkaas oo kale haweentu waxay dareemi kartaa lalabo, naasaha oo ku danqado, dhabar xanuun siyaado ah, caajis farabadan iyo diiqad, waa calaamadaha badanaa la dareemo markaad uur qaadid ama xilliga wallaca ku jirtid.

Haddii ay arrimahaan joogto noqdaan, fadlan dhakhtar arrimaha haweenka ku takhassusay la xiriir, wixii faahfaahin ahne ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?

Started by SaakinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7931
Last post April 28, 2016, 04:37:20 PM
by SomaliDoc
Canug lasoo xaaqay kadibna caadada oo wareertay iyo xanuun caloosha ah

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12336
Last post November 03, 2012, 09:51:06 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26331
Last post March 14, 2015, 03:41:06 PM
by SomaliDoc
Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

Started by CaaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51720
Last post January 01, 2011, 08:43:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal:Maxaa keena caadada dumarka oo aan xiligeeda ku iman?

Started by CadarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 252389
Last post July 24, 2009, 12:54:57 AM
by SomaliDoc