Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Finanka ka soo baxo dhabarka?
(1/1)
Hamze_a:
Asc somali doc
Suaal
Doctor waxaa faahfaahin iga siisaa finanka kasoo baxa dhabarka qaybtiisa kore siiba dhalinyarada aan weli guursan?
SomaliDoc:
Findoobka wuxuu badanaa ka soo baxaa wajiga, garka, xabadka iyo dhabarka qeybihiisa kore, badanaa waxaa la yiraahdaa hadduu findoobka ka soo baxo dhabarka waa mid daran una baahan daawo laakiin waxaa shardi u ah inaad wajigane ku leedahay, faahfaahin ku saabsan arrintaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version