Author Topic: Su'aal: Waa maxay pale gums?  (Read 3533 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamedcal

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay pale gums?
« on: December 28, 2018, 09:56:17 PM »
Asc Dr maxaa keeno ciridka oo cadaada. Waxaan isku arkay in ciridkeyga colour kiisa uu isku badalaaayo cadaan sidii qof anemia heyso oo kle. sidoo kle maxaa xiriir oo ka dhaxeeyo pele gums iyo gum disease 
Mhdsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay pale gums?
« Reply #1 on: May 05, 2019, 11:58:42 AM »
Hadduusan ciridka lahayn barar, danqasho, dhiig iyo inuu booskiisa ka durqo ma qabtid cilladda yiridka ama "gingivitis", halkaan ka akhriso cilladaas iyo astaamaheeda: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0

Midda kale hadduu ciridka cad noqdo, wax xanuun ahne uusan kugu haynin waa in dhiig yari iska baartaa marka hore, hadduu dhiigaagu uu fiican yahayne, wax dhib ah ma lahan oo dadka qaar way cad yihin ciridka, qaarne way madaw yihiin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 67406
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 70559
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 63385
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 47946
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46102
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc