Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: 50 jir oo xaga sariirta ka caajisay?

(1/1)

Jimcaale:
Asc wr. Somali doctors waad kumahadsan tihiin sida aad walaalihiin ucaawisaan.  Su'aasheydu waa sidan. Waxaan ahay nin 50 jir oo xaga sariirta kacaajisey marka waxaan rabey hadii aad garaneysaan daawo ama cunto dabiici ama natural ah oo xoojisah galmada raga odayaasha sideyda oo kale thanks.

SomaliDoc:
Horay ayaan uga hadlanay cunnooyinka ragga ka caawiyo xagga sariirta ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5937.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version