Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xubinta taranka raga oo yaraata?
(1/1)
Politician:
Asc dhakhatirta somaliyed waan niiga mahadcelinaya sida wanagsan ooo aad noogu soo gudbisan arimaha cafimadka .
Suaashan qabo waxay tahay .
Maxaa keena xubinta raga oo yarata galmada kadib galmada ka horna waynaata xiliga kacsiga? .
Maxaaase dawo u ah ?
SomaliDoc:
Xubinta oo shuuqda ama yaraata markay galmadu dhamaato waa arrin dabiici ah, sidoo kale markuu dareen kacsi jiro sida galmada ka hor inay bararto oo adkaato sidoo kale waa arrin dabiici ah, daawane uma baahna.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version