Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Geedka moringa iyo Caruurta?
(1/1)
Ahmed tilmaame:
Geedka moringa dhibaato ma uleeyahay Caruurta naaska la jaqsiinaayo hadii hooyadu isticmaadho
Mahadsanid
SomaliDoc:
Maya wax dhib ah uma keeno caruurta haddii ay hooyadu isticmaasho, halkaan ka akhriso faa'idooyinka geedka Moringa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version