Author Topic: Su'aal: Prostate iyo da' yarida?  (Read 3914 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Axmed naaf

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Prostate iyo da' yarida?
« on: December 30, 2018, 02:51:14 AM »
Prostate-ka da u gaar ah miyaa jirta waayo dhaqtar aan weydiiyay in cudurkaas leyga baaro ayaa igu dhahay da diisaba maadan gaarin waxaana ahay 24 jir wuxuuna ii sheegay in 50 iyo ka xaga uu ku dhaco da da maxaa ka jira digtoore




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Prostate iyo da' yarida?
« Reply #1 on: May 20, 2019, 09:55:08 PM »
Waa sax, badanaa bararka qanjirka borostaatada galo waxaa la isku arkaa da'da 50 sano iyo wixii ka weyn, cilladaasoo loo yaqaano "Benigh Prostatic Hyperplasia", faafaahinta cilladaan iyo astaamaha lagu garto ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waa Maxay Prostate Cancer, Daawose ma leeyahay?

Started by Saiid6666Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13970
Last post August 05, 2009, 11:40:59 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka mindhiciro bararka iyo Caabuqa Prostate-ka?

Started by XaaafadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 10812
Last post July 10, 2016, 11:38:35 AM
by Abdiselamhaji
Su'aal: ku sahabsan prostate gland ku biyaha uu sii daayo?

Started by Warsame12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 14765
Last post April 06, 2012, 07:38:49 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Astamahani barsanaanta Prostate-ka ma noqon karaan?

Started by A/qadir AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4839
Last post October 24, 2015, 05:07:14 PM
by SomaliDoc
Dhibaatooyinka borastayt-ka (Prostate problems)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Qaliinka

Replies: 0
Views: 50828
Last post July 07, 2009, 11:56:56 PM
by SomaliDoc