Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Prostate iyo da' yarida?

(1/1)

Axmed naaf:
Prostate-ka da u gaar ah miyaa jirta waayo dhaqtar aan weydiiyay in cudurkaas leyga baaro ayaa igu dhahay da diisaba maadan gaarin waxaana ahay 24 jir wuxuuna ii sheegay in 50 iyo ka xaga uu ku dhaco da da maxaa ka jira digtoore

SomaliDoc:
Waa sax, badanaa bararka qanjirka borostaatada galo waxaa la isku arkaa da'da 50 sano iyo wixii ka weyn, cilladaasoo loo yaqaano "Benigh Prostatic Hyperplasia", faafaahinta cilladaan iyo astaamaha lagu garto ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version