Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caruurta lama siiyo beerka xoolaha?
(1/1)
Nageye:
Asc Dhaqaatiirta sharafta leh. suaal baan qabaa oo ah sida tan.
caruurt markey yar yar yihiin waxaan maqli jiray beer ka xoolaha lama siiyo oo carablaaweyaal ayey noqonayaan e noo iftiimiya arintaan.
SomaliDoc:
Waa khuraafaat soomaalida qaar ay aaminsan tahay, beerka waxaa laga helaa nafaqo aad u badan, wuxuuna ka hortagaa dhiig-yarida. cudurne lagama qaado, hadalka caruurtane ma soo daahiyo, dhib kalane uma gaysto.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version