Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Afartii sanoo dambe caruur ma dhalin?
(1/1)
Hersi mohamed:
Asc bahda Somalidoc,
bacda salaan waxaan ahay aabe caruur dhalay laba xaasleh lakin afartii sano u dambaysa caruur iima dhalan laba xaas midna markaa waxaan ka shaki qabaa inay xagayga xanuun jiro.
weli dhactar uma tegin wax xanuun oo aan dareemaayo ma jiro marka laga reebo mar mar jimaaca ka dib waxaan dareemaa xiniinyo xanuun lkn inyar ka dib waan ka raystaa.
Tallo bixin maxaad igu talin lahaydeen si hadii aan doctor utago maxaa suuro gal ah inaan iska baadho.
waad mahadsantihiin bahda Somali Doctors
SomaliDoc:
Waxaan kugu la talin lahayn inaad dhakhtarka la xiriirtid si loo baaro awoodaada uureynta dhinaca hormoonada iyo shahwada..
Navigation
[0] Message Index
Go to full version