Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Diclofenac ma ka hortagaa uureynta?

(1/1)

Seco:
Mida kowaad
 Waxa maqlay inee jiraan hadii la cuno practemol ama diclofanic ama liin dhanaan hdii la cabo inta aadan utegin gabar inaa shahwada sameeynayaan kana Hortegayaan gabarta inee uur yeelato sababa ee ku sheegeen inee shahwada kala furayaan,  maxaa kajira dre

Tan 2aad

Cunug dhalaan ah at least one month mala sii karaa syrup vitamins ah si eey hurdo ugu keento

Thanks dr mahdi..

Wax bdn aa kaa faaideesanay

SomaliDoc:
1- Paracetamol iyo diclofenac labadooduba uur kama hortagaan, shahwane ma furfuraan waa fikrad qaldan.
2- Cunug hal bil jiro in la siiyo daawo uusan u baahnayn waa qalad, weliba loo siiyo in lagu hurdisiiyo sax ma ahan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version