Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay Cord Prolapse?

(1/1)

Waran:
What is cord prolapse ama xundhurta ku duuban ilmaha soo dhasha kadibna oxygen uu u baahdo

SomaliDoc:
Cord prolapse waa xariga ibida oo cunuga ka soo hormaro xilliga foosha taasoo cunuga ka marjin karto qoorta hadduu isku duuduubo, waana xaalad halis ah oo dhallaanku u dhiman karo, dhakhaatiirta badankoodne qalliin ayay sameeyaan si hooyada iyo cunugaba loo badbaadiyo.

Waran:
Mahadsanid Doctor ilaahay hakaa jizaai siiyo sidaad bulshada somaliyeed ugu adeegto.


Thanks,

Waran

Navigation

[0] Message Index

Go to full version