Author Topic: Su'aal: Waxaan wada joognaa xaaskayga 1 sano?  (Read 5898 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sadik Adan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan wada joognaa xaaskayga 1 sano?
« on: January 06, 2019, 03:55:02 PM »
Asc aad ban u salaamaya doctor ada iyo dhamaan inta ka howl Gasha webkan
Salan kadib waad ku mahadsantihiin cilmigaad noo faideysaan iyo talooyinka aad nasiisan .
Hadaan gudo galo si,asheyda waxaan wada joogna xaaskeyga sanad iyo bilooyin waxaa in mudo ah gabdha wareer ku haya caadada oo mudo 4 ilaa 5 bilood maqnaata amaba kabadan sedax jeer ban computer saaray waxay u qoreen dupheston kaniinka la dhaho markay dhameysato sedax bilood ayuu toos u imaanaya kadib sidii hore buu ku noqonayaa,  hadii lasiiyo kaniiniga wuu imaan bilooyin kadib way lumaysa caadadi
Uurna weli mey qaadin doctor,  wax xanuun ahna ma sheegato
Waxayna I war gelisay markii ugu horeysay ee ay caado ku dhacday ayay biloowday markay sedax bilood toos u heshay sanado ayay ka maqneed
Maxaa nala gudboon oo aan sameynaa doctor
Mahadsanid taladaada waa inoo muhiim




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan wada joognaa xaaskayga 1 sano?
« Reply #1 on: June 09, 2019, 12:41:49 PM »
Walaal caado wareerka waxyaabo badan ayaa keena, computer qofka la saaro laguma ogaan karo cilladaha keeno, waxa ugu badan ee in la baaro ah waa heerarka hormones-ka, marak la xiriir dhakhtar ku takhassusay cudurrada haweenka si looga baaro waxyaabaha la is dhihi karo inay sabab u tahay caado wareerka xaaskaaga. akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha ugu badan ee keeno caado wareerka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8424.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25766
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47834
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29393
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24767
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35221
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc