Author Topic: Su'aal: IBI waa maxay?  (Read 2296 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qaasim Macallin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: IBI waa maxay?
« on: May 25, 2019, 09:06:04 AM »
Asc somalidoc marka waxan idinka mahad celinaa sida qurux badan ee aad ugu adeegtan umada somaliyed ,ilahna ha idinka ajar siiyo. waxan qaba
2 sualod. mid kowad wax la weeyan gabar xaskeyga ayaa Aya laba canug I dhashay blse waxey kudhibtootay lawada marka markey umushay iney ibida ama mandherta cadi ugu sobaxdo ilaa xoog laga sosaray marka maxa keenayo iney lawa Mar ibida kudhegto waxa dhqtar ahna will uma geyn xaladeda kalana wey ficna tahay wax xanun ah maqabto.suasheyda waxey da'di hore markey dhashay eyna uma kabaxday dhiga cadada waa u iman jiray lk tokadan halmar umushay kabaxday ayu halmar kudhacay kadibna wax dhiig damba cada uma iman tasina maxa keena naas wey nujisa ilmaha yar agekedan waa 24 sano. fg: waxan idinka rali gareyna qoralkeyga o dheraday wadna mahadsantihin kun iyo kow jeer fadliga ramadanka allaha idin wafajiyo.




 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 66587
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 69593
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 62529
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46784
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 45020
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc