Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Bishinta hoose ayaa inta badan i qallasha?
(1/1)
Alcadaala:
ASC diktoore Mahadsanid Sidaad Bulshada ugu adeegaysid.
Waxaan ku Waydiin lahaa bishinta hoose ayaa inta badan i qalasha ama jilifba fuusha maxay Tahay Sababta ?
Dhakhtarkeese ayaan utagi karaa?
Mahadsanidn
SomaliDoc:
Cilladaan horay ayaan ugu faahfaahinnay casharkaan ee ka bogo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version