Author Topic: Su'aal: Bishinta hoose ayaa inta badan i qallasha?  (Read 4587 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Alcadaala

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Bishinta hoose ayaa inta badan i qallasha?
« on: January 07, 2019, 05:07:27 PM »
ASC diktoore Mahadsanid Sidaad Bulshada ugu adeegaysid.
Waxaan ku Waydiin lahaa bishinta hoose ayaa inta badan i qalasha ama jilifba fuusha maxay Tahay Sababta ?
Dhakhtarkeese ayaan utagi karaa?
Mahadsanidn




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Bishinta hoose ayaa inta badan i qallasha?
« Reply #1 on: June 09, 2019, 12:56:14 PM »
Cilladaan horay ayaan ugu faahfaahinnay casharkaan ee ka bogo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: