Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Habeenkii oo aan ku seexdo gaajo?

(1/1)

Atoshow114:
Dr Hadii aaan seexdo habeenkii anigoo gaajo zaaid ah iheyso waxaan soo kacaa subixii anigoo dheragsan marka maxa sababo arintaas Mahadsanid

SomaliDoc:
Qofka inuu gaajo dareemo waxay ku xiran tahay heerka sokorta dhiiggiisa, tusaale ahaan qofka markuu cuntada cuno, dheefshiidka uu bilawdo, sokorta ayaa hoos u dhacdo, gaajo ayuu dareemaa laakiin beerka ayaa wuxuu saxaa heerka sokorta isagoo dhiigga ku soo daynayo Glucose, taasi waxay keentaa in gaajadii la waayo. waana sababta adigoo casheeyay hadane gaajo aad dareentid hurdada ka hor, markaad subixii soo toosaysidne aysan gaajo ku haynin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version