Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keeno bog xanuunka?

(1/1)

Kma368700:
Asalmao calaykum, Dr maxa keeno boga xanuunka?

SomaliDoc:
Bog xanuunka waxyaabo badan ayaa keeno, waxaase ugu badan xanuunka gaaska oo bulshadeena ku badan, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version