Author Topic: Su'aal: 9 jir aan fadhiisan karin?  (Read 35869 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hamit

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: 9 jir aan fadhiisan karin?
« on: January 09, 2019, 06:08:34 AM »
asc ditoor..gabar yar ba i joogta oo 9 bilood hada jidha ilaa hada kaligeed ma fariisan kadho in wax lagu tiiriyo maahane...weey ciyaaraysaa wey hadaaqaysaa weey dhaq dhaqaaqaysaa..ispitaal markii aan gaynay qalaba beey sareen  waxay nagu dheheen xubneheeda sidii la rabay uma shaqay nayaan..SCAN raajo la suuxinayo baan saaranaynaa  30 janaury beey dheheen dhiigag na weey ka ka qaadeen walina wax jawaab tii maanan helin..ciladaas maxay tahay ditoore maxaanse  samayn kar naa...mahadsanid...




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: 9 jir aan fadhiisan karin?
« Reply #1 on: August 05, 2019, 11:50:28 PM »
Cilladaan waxay noqon kartaa dhibaato dhinaca neerfaha ah, mid ka timid maskaxda ama lafdhabarta, weliba u badan inay gaartay xilligii foosha taasoo ka dhalatay oksajiinta oo maskaxda ku yaraato, waxaana arintaas ka dhalato xanuunka loo yaqaano "Cerebral Palsy", faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,8099.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35221
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?

Started by Kaafi.ABoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10203
Last post January 15, 2017, 02:09:59 AM
by Kaafi.A
Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 39639
Last post March 30, 2011, 01:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxaa keena qaboow daran oo loo adkaysan karin?

Started by RaaliyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6851
Last post June 30, 2011, 12:12:43 AM
by SomaliDoc
Maxay dhakhaatiirtu u qoraan far aan la akhrin karin?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 33416
Last post April 07, 2016, 01:43:10 PM
by SomaliDoc