Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena dhidid kayimaada kilkilaha?
(1/1)
Mahad kashka:
Asc doctors magacaygu waa mahad kashka waxaan isku arkay dhidid badan markasta kayimaada gacmaha iyo lugaha
Yaraan tayda ilaa hada bilooyinkaan dambe waxaa bilaabay inaa kilkilaha kadhidido marka dhib maiikeeni karaa dhididkaas
SomaliDoc:
Dhididka xad dhaafka ah oo jirka ka yimaado waa cillad ku badan dadka qaar, waana lagu dhashaa faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version