Author Topic: Su'aal: Jugta Madaxa ma soo kici kartaa?  (Read 36659 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mohamoud Abdiaziz

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Jugta Madaxa ma soo kici kartaa?
« on: January 09, 2019, 07:30:32 AM »
Dr Jugta Madaxa Gaarta Qofka Waqti Hore meel Dheer Kaso Dhacey Maso NOqon Karta.
Ma Keeni Garta Madax Xanun, Malin Walbo Joogta Ah Fahanka Qofka Leh Aanan Wax Xifdin Karin Mise Ma Keeni Garta Anxiety Disorders
F.G Marnaba Scan Ama MRI Mala Saran Qofka Waqti horeo Ayy Aheyd  2007 Oo Kle
Dada 8 Jir Oo Kle Lkn Hadda 19 Jir Waye




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Jugta Madaxa ma soo kici kartaa?
« Reply #1 on: August 05, 2019, 11:54:16 PM »
Waxay ku xiran tahay jugta ku gaartay nuuceeda iyo heerka ay gaarsiisan tahay iyo inay dhaawac ku reebtay maskaxdaada, halkaan ka akhriso dhaawacyada maskaxda gaaro nuucyadooda iyo waxa ay ku kala duwan yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2433.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maraqa gaar ahaan maraqa madaxa xoolaha?

Started by Diihaal GuutoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10956
Last post April 24, 2016, 03:11:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Joogto U Xiirida Timaha Madaxa, Dhib Miyaa Ka Imaan Kara?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17047
Last post January 29, 2012, 12:07:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo daweyn karaa Nabro Madaxa ka soo baxay oo is badbadalaya?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 18436
Last post February 20, 2013, 01:17:28 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Maxaa keeno inee ilmaha madaxa biyo ka galo?

Started by Fatima Hussein MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14385
Last post October 02, 2015, 10:46:27 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Nabar iga gaaray madaxa ma noqon karaa cudurka faaliga?

Started by NejibozBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8226
Last post March 18, 2016, 11:34:27 AM
by SomaliDoc