Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunka Prostate-ka?

(1/1)

Abdirahman mahamed:
Asc doc waxaa rabaa in lay ga caawiyo suaashan waxaan layga daweeyey prostate infection kadib check up ayaa laygu sameeyey doctor kii waxa uu iyiri waad fiicantahay xaasna waan leeyahay lkn inta lay daweeyey manan utagin ujeedada doc mar mar ayaan riyoodaa shahwo ayaa IGA timaada hadii marka aan xaaskayga ugalmonayo aan iska waayo prostate kii ayaa igu jira miyaa mise waa cilad kale

SomaliDoc:
Prostate maahan cudur ee waa qanjir Alle ku abuuray ragga, wuxuuna muhiim u yahay taranka.. waxaa ku dhaca xanuuno dhowr ah oo infekshanka ka mid yahay, mararka qaarne buro ayaa ku dhalato.. cilladaha ku dhaco qanjirka faahfaahintooda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2119.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version