Author Topic: Su'aal: Siinka oo dhiig la socdo?  (Read 168978 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline YoungAbdirahman

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Siinka oo dhiig la socdo?
« on: January 14, 2019, 03:50:51 PM »
Asalaamu calaykum

salaan kadib Dr. waxaan kuwaydiiyay, waxaan isku arkay durey in moddo adu 3 todobaad ah ayuu ihayay, waana iskala socday oo adu mid aan lajiifa ma ahayn, mark dhawaan waxaan isku arkay Siinka oo dhiig lasocdo ama Dhiigba ah, mararka qaar wax adag oo dhiig ku maranyahay ayaa iga imaada.
Goob caafimaadna wali dartii uma tagin caadi umbaan iska ahay sida kale qufac maba lihiba marmaar mooyeen marka waxan durey uun miyaa mise wuu kawaynyahoo waa wax kale?
maxaa talo ah ood isiin DR?
aad baad umahadsantihiin dhammaan.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Siinka oo dhiig la socdo?
« Reply #1 on: August 25, 2019, 01:27:10 PM »
Sangororka waxyaabo badan ayaa keena oo uu ka mid yahay hargabka, faahfaahinta cilladaas iyo waxyaabaha keeno ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1055.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhiig Brown Clour Ah Oo Xaaskayga ka Socda iyadoo 9 weeks pregnancy ah?

Started by Mohamed2012Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 22381
Last post January 29, 2012, 12:22:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26120
Last post March 14, 2015, 03:41:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Meeshii shahwada laga rabay dhiig ayaa ka yimid?

Started by Kaamil121Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 20111
Last post December 20, 2018, 10:03:39 PM
by SomaliDoc
Dhiig karka Uurku Keeno / Sumoy / Iklaamsiyada

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 38043
Last post September 02, 2008, 09:52:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Caadada markay ku dhaco wax dhiig ah kama imado?

Started by Maizah BBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58099
Last post January 13, 2016, 01:48:41 PM
by SomaliDoc