Author Topic: Su'aal: Jilibka ayaa xanuunaayo illaa yaraantiisa?  (Read 247 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Tajudin Ahmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Jilibka ayaa xanuunaayo illaa yaraantiisa?
« on: January 11, 2019, 12:16:59 AM »
asc wr wb walaayal dhaqtarka waxaan rabaa inaan waydiiyo su aal ah
waa inan 17 jir ah waxa xanuunayo jilibka ilaaa yaraantiisii wuu bararayaa siiba Marka uu istaago sidoo kale uu shanqarayaa markuu laabo hadana aw fidiyo ee uu ku celceliyo sidoo kale caadi sida lugta kale Uma fidayso umana laabmayso  markaaa dhoktor maxaa sababay waalidkiisuna waxay dhahaaan waa nabur yaraantiisii soo gaaray imika lugtu way bararsantahay markasta mahad sanid doctor