Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kaci la'aan kadib baashaal aan sameeyay?
(1/1)
Yahyinho:
Asc bahda caafimaadka hadaan su'asheyda ugudbo dre maalinbaan gabar aaday oo aan utagay kadib xooga baashalban kasoo helay lkn wax galmaa ma aanan sameyn markaan guriga imid ayan waxaan isku arkay maalintaas iyo wixi ka danbeeyay kacsi la aan ee maxaa sababay dre waan ku wareeray wlhi
SomaliDoc:
Waxaa dhici kara in kacsi la'aantu ay kaa soo raacday macsida aad samaysay, ilaahay u towbad keen iskana guurso..
Zinada waxaa laga dhaxlaa welwel iyo niyadjab khaasatan maalmaha ka dambeeya ficilkaas, waana arrin ay dad badani la kulmaan maadaama kacsiga iyo biyo-baxuba ay yihiin dareemo maskaxda laga hago.
Faahfaahinta ka akhriso halkaan:
1- Kacsi la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0
2- Biyo-baxa dedegga ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version