Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan ahay umul ka baxday 40-kii?
(1/1)
Khansa Abdirahman:
Asc dr waxan ahay umul wa ka baxay 40 ki walina wu iga socda dhigi mudo 20 ah ayan dhaafay maxa sababa ama xal au ah?
SomaliDoc:
dhiiga hooyada isku aragto xilliga umusha wuxuu badanaa socdaa 10 maalmood ugu yaraan illaa 33 maalmood, hadduu intaasi dhaafo inaad dhakhtar la kulantid ayaa roon si loo ogaado waxa qaldan, waxyaabo badan ayaa keeni kara.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version