Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena cirro caanoodka ?

(1/1)

Mahad kashka:
Asc somalidoc waaku mhdsn tihiin shaqada wanaagsan ee aa dadka uheesan alle haidinka ajirsiiyo
Hadaa ugudagalo shu,ashayda
Baryahaan dambe waxaa soo badanaayo wiilasha dhalinyarada ah oo cirro leh
Marka maxaa sababo in ay cirro yeeshtaan

SomaliDoc:
Waxa cirro caanoodka keeno iyo sababta dhalinta ugu soo badatay ka akhriso qoraalkaan oo aan horay ugu faahfaahinnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version