Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Marsashada xulbada meelo ka mid ah jirka?
(1/1)
Nimco cabdisamed:
Asc Dr-ka iyo dhamaan hawlwadeenada bogan waad ku mahadsan tihiin sida qiimaha badan ee aad u tixgalisaan su'aalaha dadka ku xidhan bogan ALLAH haydinka abaal mariyo .
Su'aashaydu waxay tahay marsashada xulbada meelo ka mida jidhka sida wajiga iyo gacmaha ma lagu cayili karaa?
SomaliDoc:
Maya, xulbada oo jirka la marsado laguma cayilo, faa'idooyinkeeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4120.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version