Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Kaadida oo i kululeyso markay i qabato?
(1/1)
Liban mohamud:
Asc aad ayaa u mahadsantihin runti waxa daremaya kaadida oo i kululeyso marki i qabato
SomaliDoc:
Kaadida oo ku gubto markay soo baxayso ama ku qabato waxay tilmaan u tahay caabuqa kaadi mareenka ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version