Author Topic: Su'aal: Bogsasho La'aanta Nabarada Maqaarka Sare?  (Read 18924 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Jikaatoos

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Bogsasho La'aanta Nabarada Maqaarka Sare?
« on: January 18, 2019, 03:58:03 AM »
Asc waxaan idinku bogaadinayaa shaqada sharafta leh ood ku caawineysaan habeen IYO maalinba Umada Muslimiinta ah si gaar ah Soomaali Weyn.
Hadaan suaasheyda usoo daadego, Waxaan 2dii sano ee ugu danbeysey isku arkey haddii maqaarkeyga meel ka mida wax iga saraan mareysanayo sidoo kale ciridka oo mararka qaar iska bukooda labadaas arinba waxaan kula tacaalaa Liimo dhanaanta oo aan mariyo Mar iyo Wax kabadan waana ku bogsadaa ALXAMDULILAAH.
Waxaan idinka codsanayaa Inaad iga jaahil bixisaan maxaa sababi kara Reysasho la'aantaan soo noqnoqoneysa madama aan horey isugu arag hadda kahor.
Waxaan idinka rajeynayaa inaad igu caawin doontaan intaad idhaantaan INSHA'A ALLAH.


MAHADSANIDIIN DHAMAANTIIN.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Bogsasho La'aanta Nabarada Maqaarka Sare?
« Reply #1 on: September 08, 2019, 05:32:36 PM »
Badanaa nabraha aan si dhakhso ah u bogsan waxay tilmaan u yihiin laba arrimood:
1- In jeermis adag uu keenay nabarkaasi
2- Inuu jiro cudur wiiqay difaacaaga sida macaankaaga.

Wixii faahfaahin intaa dheer ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6078.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Midhaha Muuska, ma lagu daaweyn karaa Cuddurrada Maqaarka?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 6623
Last post November 10, 2012, 10:44:34 PM
by CilmiSabca
Su'aal: maqaarka faraha gacanta iney miin yeelanayaan?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7252
Last post April 30, 2011, 08:23:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena qawadka maqaarka ku dhaca?

Started by Afcas115Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 7
Views: 104607
Last post June 05, 2016, 07:39:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cadarka muxuu u geysan karaa maqaarka?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5662
Last post July 29, 2011, 08:05:43 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuun iyo maqaarka oo qolof ka kacdo?

Started by Ibnu muhammadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4443
Last post August 11, 2015, 10:40:18 AM
by SomaliDoc