Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cuntooyinka lagu kariyo korontada?

(1/1)

Ahmed_Carab:
Asc.. bacda salaam.. su'aasheyda waxey tahay: wax caafimaad daro ah malaga qaadi karaa cuntooyinka lagu kariyo korontada?

SomaliDoc:
Maya wax saameyn ah kuma lahan cunnada inta hadda la ogyahay, dhibne lagama qaado.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version