Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qof maqane-jooge ayaan ahay?
(1/1)
Yasiincali:
Asc dr aniga oo dhan aa maqan dareenkeyga wuu joogaa lkn dabka maskaxda aa maqan
SomaliDoc:
Walaal arintaas bal faahfaahi, si aan talo kugu haboon kuu siiyo...
Caafimaadka markii laga hadlayo xaaladda "maqane-jooge", waa nuuc ka mid ah xanuunka qallalka fudud ee loo yaqaano "simple absence" or petit-mal, laakiin waxaa laga yaabaa inaad si kale u la jeedid ee bal soo faahfaahi adigoo mahadsan.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version