Author Topic: Su'aal: Waxa aad qiyaastay oo run noqda?  (Read 46147 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Qalbiyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxa aad qiyaastay oo run noqda?
« on: January 26, 2019, 06:33:23 AM »
Asc dhamaan dhakhaatiirta sharafta leh iyo dadka ku xiran page kan bacdal salaan, waxan dhakhaatirta weydin lahaa waxa dhacda mar marka qaarkood inaan wqx qiyaaso kadibnah wixii an qiyaasay ay run noqdaan markaas dadka an la joogo ima rumaysanayan oo waxay i leeeyihin sixiroole aya tahay ama wa ogeyd waxaas, tusaale qof ba waxaan oranaya intaas oo qof ba kula dhashay wiilal iyo gabdhona wa kala qiyaasaya ama qof ka inu kaligiis yahay iyo in lala joogo ayan qiyaasaya, marka arintaas ma wax iska caadi ah ba.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxa aad qiyaastay oo run noqda?
« Reply #1 on: October 13, 2019, 12:30:18 PM »
Arintaasi sixir maahan, waxaa afka qalaad lagu dhahaa "Intuition", waa awood uu Alle dadka qaar siiyo taasoo iyagoo maskaxdooda adeegsanaayo ay sheegi karaan qofka kale xaalada uu ku sugan yahay iyo waxa uu dareemayo, waxaana badanaa lagu arkaa dadka leh dabciga af-gaabnida ama "introverts", faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7906.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxa soomaalida ay u taqaan "Ilkow"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7838
Last post January 16, 2019, 01:53:17 PM
by SomaliDoc
Ogow waxa uu yahay "Ummu-Sibyanka"!

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 291282
Last post December 05, 2018, 08:41:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxa idhabay finanka wajiga anigon waxba marin wajiga?

Started by XaliimoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15677
Last post February 10, 2016, 03:35:36 PM
by SomaliDoc
Waxa jirta in xaaska labada kilkilo ay kasoo baxeen wax buuran oo la moodo fiix

Started by Warsame11Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3644
Last post March 29, 2023, 09:10:56 PM
by Milica_soomali
Su'aal: Waxa layga hayay xiniinta bidix iyado marmar bararaysa?

Started by C.risaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8526
Last post March 17, 2016, 12:37:16 PM
by SomaliDoc