Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Muraayadaha indhaha ee suuqa lagu gado?

(1/1)

YoungAbdirahman:
Asc dr, waxaan arkaa badaa dhalinyarta oo Ukiyaalaha xidhan waliba kan suuqyada la iskaga iibiyo ayagoon dhakhtar kala tashanin marka wax dhibaato ah oo laga dhaxli karo may jirtaa?

SomaliDoc:
Haddii muraayadaha ay yihiin kuwa arag ah, waxaa haboon in cabir lagu qaato, badanaa muraayadaha suuqa lagu gado waa kuwa iftiinka iyo boorka laga gashto iyo kuwa wax akhriska loogu talagalay, laakiin cabbir xadidadan leh, marka waa muhiim inta aadan gadan inaad ogaataa cabbirka aad u baahan tahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version