Author Topic: Su'aal: Waxaa layga qabtaa xiniinta bidix?  (Read 26854 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cawilyare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa layga qabtaa xiniinta bidix?
« on: February 09, 2019, 07:38:45 AM »
asc doc alah hakaa abaalmariyo hawsha adag aad umada somaliyeed u haysaan
doc suaashayda hadaan u gudbo waxaa layga qabtaa xiniinta bidix waxaa sidoo kale ilaa yarantaydii layga qabtaa qumanka (cunaha)
xiniinta waxaa layga qabtay 4 sano ka hor melahaa hada waxan jiraa 21 xaasna ma lihi
markii u horaysay aad bay ii kaartay aadna way u barartay waxaan u tagay farmashi wuxuna isiyay kiniino waxa u dhahay sadex casho so cun markan dhamaystay wan ku ladnaday 6 bil kadib laygaga so noqday
waxaan aaday dhaqtar garowe joga oo masaari ah computer ayu isaray wuxu isiyay kininkii oo kale iyo irbado waan dhamaystay mudo ayaan ku raystay hadana wa laygaga soo noqday waxaan ku noqday farmashigii. wuxu i qoray 7 irbadood oo midiiba isbuuc u dhaxaynayo waxaan aaday dhaqtar kale herar ethiopia ah wuxu ii qoray irbado iyo antibiotics hadana waxan mudo jogaba 2018 aya lagaga so noqday waxaan u tagay dhaqtar hargysa joga wuxu yidhi xididada dhiiga xininyaha kena ayaa ku bararsan waa in lagu qalaa bal mid kale ka hubi is idhi isna ila dawadii ethiopia ayu ii qoray ee an herar ka qatay wax xidid ah kuma bararsana ayu yidhi hada xinintii aad bay u yartahay tii kale marka lo eego mar mar ayan daremaya inay i xanunayso marka korka laga taabto oo kale xanuunyar oo laga daremayo dhinac kalida oo xiniinta ku beegan bisqin layda ah waxaad modaysaa in waran layga taagayo markaan taabto xininta meel ku began xininta xididkeedii
doc hada maxaa talo ahan ii siin lahayd sidoo kale waxay dhaheen ha samayn jimicsi nasasho badan qado kubad ama gym ma samayn karaa
aadbad u mahad santihiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaa layga qabtaa xiniinta bidix?
« Reply #1 on: October 21, 2019, 04:02:04 PM »
qaabka aad xanuunkaaga u sharaxday, waxay iila eg tahay inuu yahay caabuqa xiniinyaha gala oo kugu raagay, faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8414.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda waxaa ku jiro kuus kuus?

Started by Ali2oBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16206
Last post December 04, 2016, 10:32:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa igu yaallo buro "Fibroadenoma"?

Started by HabsaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12665
Last post July 05, 2017, 01:34:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhuunta ilaa qoorta iiga yaal buur buur?

Started by XikmaawiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15157
Last post February 28, 2016, 01:40:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib weyn igu haya dhareer afka ka yimaado marka aan seexdo?

Started by Haji2Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 61159
Last post December 05, 2015, 11:34:53 AM
by SomaliDoc
Su'aal: marka uu hargab ku dhaco oo uu qufaco waxaa dheecaan ka yimaado dhagta bidixda ah?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14155
Last post November 01, 2011, 07:58:14 PM
by SomaliDoc